Soomaaliyey waa kuwaas Mucaaradka bari doonaya in ay  na hogaamiyaan !!

Waxay fanaaniin ku heeseen Musiibadu aduunyada ayadaa macalin u ah ,30-kii sanoo u danbeysey isma weydiinayno musiibada aan gacanteena ku samaynay oo nagu habsatey , iyo inaan noqonay dadka aduunka ugu liita dhan walba ,anagoo isku jinsiyad  isku af iyo isku diin ah . Waxaa nasiib daraa in ay wali jiraan siyaasiyiin raba inay barri na … Continue reading Soomaaliyey waa kuwaas Mucaaradka bari doonaya in ay  na hogaamiyaan !!